Dhaxal-sugaha Sacuudiga oo iibsaday koox ka tirsan horyaalka Premier League

Sida lagu sheegay War-saxaafadeed uu soo saaray Horyaalka Premier League ee dalka Britain Saudi Carabia ayaa iibsatay kooxda Newcastle United oo ka mid ah kooxaha heerka koowaad ee dalkaas Heshiiskan ayaa la sheegay inuu ku kacayo ku kacaya 305 milyan oo pound, waxaana qalinka lagu duugay maanta. Milkiilaha rasmiga ah ee Newcastle ayaa hadda loo … Continue reading Dhaxal-sugaha Sacuudiga oo iibsaday koox ka tirsan horyaalka Premier League